XANUUNKA CAADADA DUMARKA.

Dumar badan ayaa ku jirada xiliga ay helayaan caadada aygoo isku arga xanuun saaid oo mararka qarkood aan awoodin in ay qabtaan shaqada guriga iyo mida guud.

Caadada xanuunka waxaa loo kala qeybiyaa labo qeybood oo kala ah primary dysmenorrhea iyo secondary dysmenorrhea.

Haddii aan ku hormaro primary waa marka aadan wali helin dhiiga lakiin kugu soo socda ama ay kaga dhimantahay 2 malmood in uu kugu dhaco dhiiga.

Waxaad isku argeysaa xanuun saaid ah lakiin markii u dhiiga ku yimaado xanuunkaas waa ku deynayaa.

Secondary dysmenorrhea waa marka u dhiigka kugu dhaco ama u ka socdo waxaad isku argeysaa xanuun saaid ah.

Wuxuu ka istagayaa markii aad ka meyratid dhiiga ama dhoor beri kadib.

Hoos waxaan kugu lifaqayaa calamada lagu garto dhiiga jirinka.

W/Diyaariyey: Dr. Cadceed.

Aayahanolosha.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

357 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>