VIDIEO: WAREYSI XIISO LEH OO AAN LA YEELANAY LAMAANE JACAYLKA IYO GUURKA WANAAGSAN U OLOLEEYA.

Sheekh Axmed Johari iyo Marwadiisa Ust: Hibo Cumar waa lamaane is qaba oo Carruur isu dhalay, waxay kunool yihiin magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, waana dad u ololeeya arrimaha Jacaylka, Guurka Wanaagsan iyo Wanaajinta Xirriirka Qoyska.

Haddaba waxaan kula kulmay magaalada Bergen Caasimada labaad ee dalka Norway, waxaana ii suuragashay in aan wareysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeesho.

Ugu horeyn, waxaan idinkaaga mahad celinayaa wareysiga aad naga ogolaateen adiga iyo Marwadaada, waxaad tihiin Macalimiin dadka bara guurka wanaagsan iyo xirriirka jacaylka ku salaysan ee qoyska, ku soo dhawaada barnaamijka iyo Wargeyska AAYAHANOLOSHA-BA:-.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA OO AAD U XIISO BADAN:=

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

965 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>