Sida looga hortagi karo arrimaha niyad jabka keena!.

Marka aad la kulanto dhibaato oo aad garabkaaga ka waydo saaxiib kula wadaaga, murugadda kaalana dabaasha masiibada, niyad jab dheh.

=Marka eraykasta iyo ficil kasta oo kaa yimaada loo fasirto xumaan, niyad jab dheh

=Marka la dafiro deeqsinimadaada iyo waxtarkaaga, niyad jab dheh

=Marka cimrigaagu tago adiga oo aan inyarna ka gaadhin riyadaadii, niyad jab dheh

=Marka aad si fudud u waydo waxii aad mudada badan ku soo tabcaysay, niyad jab dheh

=Marka uu ku khiyaameeyo qofkii dad kuugu xigay, niyad jab dheh

=Marka aad la kulanto saaxiib aanad mudo arag, xiisana aad u qabtay la kulankiisa balse uu magacaagiiba garanwaayo, niyad jab dheh

=Marka dhabarka lagaa wareemo ee aad ogaato qofka ku dilay inuu yahay ehelkaa, niyad jab dheh

=Marka aad aragto duni qofkaad u jeclayd oo dareenkaaga kalkacal ka maadsanaya, niyad jab dheh

=Marka qofkii aad dunida ugu jeclayd kuu cadeeyo in aanad agtiisa wax qiima ah ku lahayn, niyad jab dheh

=Marka lagugu tuhmo waxa aanad gaysan dadkoo dhamina isugu markhaati furo in aad samaysay, niyad jab dheh

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

357 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>