QORAYAASHA WARGEYSKA AAYAHA NOLOSHA OO IDIN LEH CIID MUBAARAK!.

HAMBALYO: Qorayaasha Wargeyka faca weyn ee AAYAHANOLOSHA oo ku kala nool daafaha caalamka waxay halkan hambalyo ku aadan munaasabada ciidul fidriga awgiis u diraynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay addunka ka joogaan, waxaanna leenahay Ciid Wanaagsan! 

Ilaahay ha naga wada dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda la aqbalay, loo dambi dhaafay, oo xaqa iyo dulmiga loo kala muujiyay. Farxad ku ciida, isku naxariista, inta taagta daranna gacan qabta.

AAYAHANOLOSHA.NET

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,255 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>