NIN SHAQADA LOOGA SOO ERYAY TALEEFAN UU WAX BADAN KULA HADLO XAASKIISA.

Soomaali badan ayaa marka ay arkaaan ciwaaanka sheekadaan waxa ay u qaaadan doonaan in sheekada ay ka dhacday wadan shisheeye.

Dhacdadaaani oo mar la arag ah ayaa waxa ay ka dhacday magaalada muqdisho gar ahaan degmadaa hodan taasi oo dad badan ka yaabisay.

Ninka ay sheekadaan ku dhacday ayaa diiday in la aadeegsado magaciisa, sababo jiro awgeed laakiin waxa nala wadaagay in ay isticmaali karno dhacdada.

Waxa u ka shaqeynayay meherad internet ah taas ooah goobta u sahashay in ninkaani uu badi la xiriiri xaskiisa oo uu sheegay in uu ad u jeclaa.

Subaxdii markii uu goobto shaqo yimaado ayuu waxa ka wacaya taleefan ama internet waxa laga yaaba in uu wax badan la sheeko wadaago.

Milkiilihii ayaa dhowr waxa uu u yimid ninkan shaqaale ah oo mar walba talefan dhegto u saaranyhy marka uu weydiiyana waxa u ku dhaha waxa l ahadlay xaaskeyga taas oo ka yaabisay.

Ugu danbeyntii ninkii ayaa shaqadiisa ku waayay la hadalka xaaskiisa oo uu waqti badan ku bixiyo.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,255 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>