NIN JIIR U GUURSADAY U EKAANSHAHA XUBNO MUHIIM AH XAASKIISA.

Nin u dhashay dalka India ayaa guursaday Jiir ama dooli dhedig ah sida ay qabto Diinta Hinduuga sharci ahaaan marka qof uu dhinto waxa uu mar kale dhasha isagoo qaab kale ah ama  xayaan ah.

 

Basu wa 41 jir leh 4 caruur ah kaas oo xaaskiisi ay ku dhimatay shil gaari oo dhacay sanadi 2017 .

Arooskan ayaa ka dhacay Magaalada Bangalor ,isago ku andacooday in uu jiirka ama dooliga uu uga  egyahay xaaskisi geeroyootay sanka iyo indhaha.

Mr Basu ayaa waxa uu sheegay in uu u  dhibaatooday dhimashada  xaaskisa ka hor inta uusan arkin jiirkaan sida uu sheegayo  waxa uu ku arkay  eegmooyin jaceyl ee uu xaaskisa ku yaqiinay.

Waxa uu inta daray in ka la tashaday wadaadada macbadka Hinduuga   Guurkisa Cusub waxayna u xaqiijiyeen in uu yahay Xaaskiisi ka geeriyootay ee dib u soo laabatay.

Sida ay qoreysa wakaalada worldnews wadaadka hinduuga ah ee arooskaan qban qaabiyay ayaa sheegay in Basu yahay nin aad u nasiib badan madaama uu helay xaaskisi oo qaab kale ah.

AAYAHANOLOSHA.NET

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,255 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>