NIN 36 SANO JIR KUFSI GEYSTAY OO XUKUN DIL AH LAGU RIDAY.

Maxkamadda darajada koowaad ee Gaalkacyo ayaa xukun dil ah iyo magdhow lacageed oo dhan 5-kun oo doolar ku xukuntay nin kufsi horey u geystay.

Ninkaan ayaa lagu Magacabaa Mukhtaar C/kaafi oo 36 sano jir ah.

Maxkamada Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday xukuno ka dhan ah dadka tacadiyadda u geysta dumarka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Mudug.

Si kastaba ha ahatee Magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa aad ugu badan falalka kufsiga ah iyadoo kii ugu xumaa ee ka dhaca loo geestay Caasho Ilyaas taas oo aan ilaa hadda helin cadaalad.

Aayahanolosha.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,335 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>