MUDDADA DUMARKA AY SIRTA QARIN KARAAN OO LA OGAADAY.

Jariidada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ka soo baxda oo daraasaddan daabacday ayaa sheegatay in daraasaddan lagu sameeyay dumar ku dhow 3000 (Saddex kun) oo da’doodu u dhaxeyso 18 ilaa 65 sano.

Daraasadan waxaa lagu ogaaday in qofka dumarka ah ay sirta hayn karto 47 saacadood iyo 15 daqiiqo oo qura, waana waqtiga ugu dheer ee ay sirta hayn karaan.
Iyagoo intaa sii raaciyay in haweenkaasi ay si joogto ah u faafiyaan sirta raggooda iyo xitaa waalidkood.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

965 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>