MAYDAD HOR LEH OO LAGA HELAY BALADWEYNE IYO SHAKHSI CAAN AHAA OO KA MID AH

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta meydad hor leh lag helay goobtii maalmo ka hor ay Cagaf-cagafta ku rogmatay ee Baladweyne.

Cabdi Casiis Cali Raage oo ka mid ah dadka ku nool Baladweyne ayaa sheegay in ay heleen meydadka labo ruux oo uu ku jiro Sheekh Saleemaan oo caanka ahaa magaalada Baladweyne, isla markaana ay soo badbaadiyeen dad kale oo biyaha dhexdooda ku go’doon sanaa.

Si kastaba weli xaafado ka mid ah Baladweyne ayaa waxaa weli dhex yaala biyihii ka soo fatahay Wabiga Shabeelle kaas oo sabababay in Kumanaan ruux ay barakacaan, kuwo badana dhintaan.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

279 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>