MAS’UUL KA TIRSAN HIRSHABEELLE OO XAASKIISA KU DILAY JOWHAR.

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas Ibraahin Maxamed Cali (Cali Dheere) uu xalay xaaskiisa dilay.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar, waxaana dilka kaddib uu Maareeyaha isku dayay in uu baxsado, hase’yeeshee waxaa gacanta ku dhigay Ciidamadda amaanka.

Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabayay Jamiilo Sheekh Cali, waxaana ay ahayd 32 jir Uur lahayd sida naloo xaqiijiyay.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga sababta ka dambeysa dilka uu geystay, Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar.

AAYAHANOLOSHA.NET

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

634 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>