MAGAALO AY SOOMAALIDU DEGTO OO LOO FASAXAY HILIB CUNISTA, KADIB MARKII MUDDO LAGA XAYIRAY

Xayiraaddaa horey loo saaray dadweynaha reer Wajeer ayaa waxay mamnuucaysay in laga ganacsado hilibka iyo dhammaan wax soo saarka xoolaha, balse haatan wixii ka bilowda 7-da bishan July dadweynaha reer Wajir ay si rasmi ah uga ganacsan karaan dhammaan wax soo saarka xoolaha.

Dadweynaha waxaa loo soo jeediyay tallaabooyin dhowr ah oo ay ka mid yihiin.

Inta aanan la gowricin neefka xoolaha  in la eego caafimaadkiisa

In la dhowro nadaafadda iyo qodobo kale.

Horraantii bishii June ayaa dadweynaha reer Wajeer laga mamnuucay wax soo saarka xoolaha oo ay kamid ahayd cunnida iyo ka ganacsiga hilibka kaddib markii cudurka Riftvalley uu ka dilaacay halkaasi, Waxaana la xiray kawannada sii loo xakameeyo faafidda cudurka Rift valley.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

534 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>