LAMAANE BADDA DHEXDEEDA ISKU GUURSADAY

Lammaane muddo badan jacayl uu ka dhexeeyay ayaa go’aansaday in jacaylka ay isu qabaan awgeed ay badda gunteeda isku guursadaan

Ninka aroosayay ayaa waxa uu ahaa quusaa waxa ayna rabeen in waxa ay sameynayaan ay noqoto wax u dhaw shaqada uu ninku hayo, taasoo ay go’aan kuwada gaareen kadibna ay ka dhabeeyeen.

Gabadha hooyadeed ayaa markii hore diiday in arooska gabadheeda uu badda gunteeda ka dhaco, balse gadaal ayay ka ogolaatay halka uu aabaheed soo dhaweeyey uuna ku dhiirageliyey, gabadha walaalkeedna waxa uuba soo iibiyay faraantiyaasha, guurkooduna waxa uu u dhacay si loo riyaaqay oo lagu wada qanacsan yahay.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

534 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>