LAMAANAYAAL KU KALA TAGAY SABABTA XIDIGAHA CRISTIANO RONALDO IYO LIONEL MESSI (SABABTA HALKAN KA OGOW).

Dhacdadan layaabka iyo amakaaga leh waxa ay qabsatay lamaaniyaal isku bartay kubada cagta , waxayna ahaayeen taageerayaal waalan oo dhanka kubada cagta ah.

Lamaaniyaashaan ayaa isbartay 2002 koobkii aduunka, is barashadoodii horena waxayna ku kulmeen maqaayad laga daawanayey ciyaaraha, iyagoo ku heshiiyey inay xiriir sameeystaan , waxayna ugu dambeeyn heshiiskaas la dhaqan geliyey.

Hase’ahaatee xiriirkooda mar kale waxaa bur buriyey isla kubada cagta sababtoo ah waxay isku qabteen taageerida Xidigaha Messi iyo Ronaldo, sababtaas oo keentay in jacaylka lamaanayaashaas oo muddo fara badan soo jiitamayay in aaqirkii sababta labadan xidig ay ku kala irdhoobeen, waana dhacdo dhif iyo naadir ku ah adduunka in mucaashaqiin isku bartay daawashada kubada cagta inay haddana khilaaf ka yimaada dhanka taageerida kubada cagta ay ku kala tagaan kuna burburo jacaylkii waqtiga dheeraa soo qaatay.

AAYAHANOLOSHA.NET

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

306 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>