LABA WIIL OO WALAALO AH OO HAL GOOB KUWADA AROOSEY.

Labo wiil oo walaalo ah ayaa hal mar kuwada aroosay hal goob oo ka mid ah deegaanka Buraan ee gobolka Sanaag.

Arooskaas oo loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa waxaa ka qeyb galay ehelada iyo akhiyaarta ay ka soo kala jeedaan reeraha iska aroosay, iyagoo kuwada qanacsan ka qeybgalka arooskaas nooca cusub ah.

Todobaadkii hore ayaa Waxaa baraha bulshada qabsadey wiil hal mar kuwada aroosey isku goob laba gabdhood.

Aroosyo nooc cusub ah ayaa ku soo kordhay qaybo ka tirsan dalkeena kuwaas oo aan horey u jiri jirin.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

357 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>