HAWEENAY XANUUNSANAYSA OO RAADINAYSA CID U XANAANAYSA BISADO

Haweenay xanuunsanaysa oo ogaatay inay qabto cudurka Cancer-ka Sambabada ayaa waxay raadinaysaa cid daryeesha bisado aad u tiro badan oo ay xanaanayn jirtay

Haweenaydan oo lagu magacaabo Marilyn Brewer ayaa  u dhalatay dalka Britain waxaanay muddo 20 sano ah daryeelaysay Bisado tiro badan oo ay u samaysay Hoy ay ku xanaanayso.
Marilyn oo haatan da’deedu tahay 46 jir ayaa waxay 21 sano ka hor  aasaastay urur ay leedahay oo ay ugu magac dartay, “Daryeelka Bisasaha Dhibaataysan”.
Marilyn oo haatan xanuunsanaysa ayaa waxay baadigoob uGu jirtaa sidii bisadaha ay xanaanayn jirtay ugu heli laheyd qof badalkeeda xanaaneeya oo aamin ah.

Haweenay oo dhashay afar Wiil ayaan la sheegin in wiilashaas ay dhashay ay ku aaminayso bisadahaas oo ay aad u danaynayso inay u hesho qof kale oo lagu kalsoonaan karo.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

634 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>