HAWEEN LAGU DHAAWACAY MAGAALADA LAASCAANOOD.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi lagu dhaawacay dhowr qof oo dumar ah.

Sidda ay xaqiijiyeen Wariyeyaal ku sugan Magaalada Laascaanood Ciidamada ayaa Xabado ku furay dumar la sheegay in ay iibinaayeen qaad.

Ciidamada falkaan  geystay ayaa ka tirsan ciidamada xoogga Somaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood.

Ciidamada iyo Haweenka ayaa waxaa soo gala dhexgalay Khilaaf, waxaana taasi ay sababtay in ciidamada Somaliland ay furaan xabado.

Banaabax ballaaran oo looga horjeedo dhaawaca haweenka ayaa la sheegay inuu ka dhacay Magaalada Laascaanood.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

357 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>