HAMBALYADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN.

Dhammaan Qorayaasha, maamulka iyo howlwadeenada kaleeto ee Wargeyska AAYAHANOLOSHA waxay hambalyo iyo bogaadin ku aadan bilashada bisha Ramadaan u dirayaan Ummadaha Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay adduunka ka joogaan.

Rabbi waxaan ka baryaynaa inuu Soonka naga aqbalo, danbigeenana dhaafo, naartana naga xoreeyo… wadankeena nabad ku soo dabaalo, umadeena Jidka khayrka iyo nabada ILLAHAY ha tuso. Aamiin, aamiin, aamiin.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>