GUURKA OO DAWO U AH DADKA QABA CUDURADA DHIIG-KARKA IYO MACAANKA

Daraasad muddo ka badan 13 sano la soo waday ayaa lagu ogaaday in dadka qaar ee qaba cudurada macaanka, dhiig-karka iyo wadno xanuunka ay dawo u tahay guurka.

Dad ka badan Sagaal boqol oo kun oo qof ayaa arrintan su’aalo laga weydiiyay ayaa isla ogolaaday arrintan, kuwaasoo qaarkood qabay xanuuno xiriir la leh cudurada wadnaha ku dhaca.

Cilmi-baaristan ayaa waxaa lagu ogaaday in dadka guursada ay ka nolol dheer yihiin kuwa aan guursan.

Sidoo kale dadka la xanuunsan cudurada sonkorta ama macaanka iyo dhiig-karka ayaa iyagana la sheegayaa inuu guurku u fiican yahay.

Cilmi-baarayaasha daraasaddan sameeya ayaa sidoo kale aaminsan in wada noolaanshaha lamaanaha is guursada ay tahay caafimaad qab.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

534 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>