GABAR KA MASEERTAY DUMASHIGEED.

Fartuun oo ah gabadha sheekadan la kulantay ayaa nala wadaagtay waxa ay ka cudur daaratay in ay nala wadaagto magaca gabdha ay qabsaty shekadaan balse waxa muhiim ah in ay nala wadaagto qisada sheekadan.

Inanta ay ku dhacday sheekadan oo ah gabar maseerey ah ayaa waxa ay maqashay in wiil dumashigeed ah oo uu aroos labaad galay markasna ay miir ugu wardanbeyse.

Isbitaal ku yaala magaalada muqdisho ayaa la geeyay si loo baxnaaniyo gabdha maseertay, dhaqaatiirta ayaa la tacaalay dhowr daqiiqo ka dib ayay soo miirsaty waxaana la weydiiyay waxa ku dhacay.

Waxay sheeko ka biloowday in labada wiil midna iyada qaba midna dumaashigeedyahay ay aad u kala warqaataan ayna suurtagal tahay in wixii faarax uusameyo uusan ka hari doonin jaamac.

Dhacdadaani ayaa waxa ay noqotay mid aad loga warhaayo magaalada muqdisho, taas oo dumar badan ay la yaaban yihiin gabadha ninkeedi uusan guursan ee hatan ka maseertay dumaashigeed.

AAYAHANOLOSHA.NET

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,255 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>