GABADHA MADAXWEYNAHA KENYA OO ASTAAN JACAYL JIRKEEDA KU XARADHAY (SAWIRRO)

Ngina Uhuru Kenyatta ayaa la ogaaday inay ku dhex jirto Badda Jacaylka, waxaana loo sheegay inaysan la baqanin inay dareenkeeda soo bandhigto.

Waxay gacanteeda midig ku xaradhay Tattoo o ay ku muujisay dareenkeeda, sida lagu soo daabacay Shabakadda www.sde.co.ke

Waxay ku qortay “In God’s Hand”, taasi oo micno ka bixinaya  in Jacaylkeeda 1-aad haatan yahay Ilaah, waa sida hadalka loo dhigay.

Qoraalladda ay dadka qaarkooda jirkooda ku xardhaan ee loo yaaqaano Tatto ayaa fasir ka bixiyey inay gabadha Madaxweyne Uhuru Kenyatta dareen jacayl uu haleelay, inkastoo aysan weli daaha ka rogin Inanka ay is-calmadeen amaba haddii si kale loo dhaho ay Jacaylka daran u qaaday.

Mar ay Ngina Uhuru Kenyatta kala qeyb galaysay Hooyadeed Orodka Marathon-ka ee The Lewa Marathon ayaa la arkayay iyadoo si xor ah ugu dhex muuqata taageerayaasheeda.

Ngina Uhuru Kenyatta oo lagu yaqiinay inay Qoyskeeda la aado Kaniiadda, iyadoo Tattoo-ga gacanteeda ku sawiran tahay calaamadda waxa ay rumeysan tahay iyo in rabitaanka Rabbi kow ka yahay nolosheeda, waa sida lagu qoray shabakadda sed.co.ke.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

306 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>