CIID MUBAARAK: BERRI OO JIMCO AH WAA MAALIN CIID.

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in maalinta barito ah oo maalin ah ay tahay Ciidul Fidriga , taasi oo loo dabaaldego dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadhaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta Ciidul Fidriga, isaga oo u rajeeyey in ay si nabad ah ku ciidaan.

Wasaaradda Diinta iyo awqaafta ee dowladda Soomaaliya ayaa iyaduna shaacisey in maalinta bari ah ay tahay maalin ciid.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

357 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>