BARAF DADKA GURYAHA KU XANIBEY+SAWIRO.

Baraf xooggan ayaa hareeyey Gobalka Minnesoto ee Dalka Mareykanka iyada oo ay ugu sii daranyihiin Magaalooyinka Mataanaha ah ee Sainta Poul iyo Minneaplis kaas oo hakad galiyey Dhamaan wixii isu Socod ahaa.

Anigu waxaan daganahay Magaalada Saint Poul Saddex bari Guriga Kama bixin Barafkaas awgii.

Barafka ayaa Saameyn ku yeeshay Shaqadii ay Dadku u aadi jireen goobaha Shaqada maadama ay guryaha ku xayiranyihiin, isaga oo sababey Shilal badan.

Ugu danbeyntii barafka noocan ah ayaa sanad walba dhaca bilahan oo kale haba sii kala darnaado sanadba sanadka kale ee xigga.

Wariye Abdirisaq Ahmed Dalmar

Saint Poul Minnesoto Mareykanka.

AAYAHANOLOSHA.NET

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

473 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>