ARDEY LAGU RASAASEEYEY BAR-KOONTOROOL OO LAGU BAARO GAADIIDKA DEGMADA DHARKENLEY.

Gaari ay la socdeen ardey wax ka barata mid ka mid ah iskuulada magaalada Muqdisho ayaa xili uu marayay bar-koontorool oo lagu baaro gaadiidka oo ku taala Degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.

Waxaa la sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu rasaas huwiyey, gaarigaas oo ay saarnaayeen arday dhigata Iskuulka Al-Anwaar oo horay loo oran jiray (Ex-Dhame Yaasiin Carte), waxaana rasaasta ku dhaawacmay saddex arday oo sida la sheegay walaalo ah, kuwaas o lagu kala magacaabo Safiyo Daahir, Hodan Daahir iyo Zakariye Daahir.

Dhaawacyada bukaanada ayaa la dhigay goobaha caafimaadka magaalada Muqdisho.

Aayahanolosha.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

1,255 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>